Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka oo lagu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirada)

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka Xukuumada federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland. Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka, Wasiiro iyo masuuliyiin kale ayaa garoonka kusoo dhaweeyay Wafdiga uu horkacayay Mahdi Guuleed. Ra’isul Wasaare kuxigeenka … Continue reading Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka oo lagu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirada)